(Sawirro) Puntland oo xukun dil ah ku riday shan xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida iyo Danbiyada culus ee Puntland, ayaa maanta xukun dil ah ku ridday shan sarkaal oo ka tirsanaa Al-shabaab. Xubnaha dilka lagu xukumay ayaa kala ah:- 1-Maxamed Xaashi Mu’min (Abu-dayib), 2-Cabdulqaadir Axmed Ummal (Abu-Cabdalla), 3-Maxamed Cali Cawke (Jeeri), 4-Maxamed Cabdullaahi Ayaanle (Abbeyle) iyo 5-Qaasim Jaylaani Al-turaabi Dhegaysiga dacwadda loo haysto shantan sarkaal … Continue reading (Sawirro) Puntland oo xukun dil ah ku riday shan xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab